Sawiro:- CT Scan-kii Ugu Casri Sanaa Caalamka Oo la kenay Isbitaalka Shaafi

Bishaaro Bishaaro Bishaaro BulShooy idinkuna bilkheyr dhaha waxaa loogu bishaareynayaa bulshada somaliyeed ee ku dhaqan muqdisho iyo caalamka intiisa kale in ispitaalka shaafi ee magaalda muqdisho oo aad uga batareen adeegyo caafimaad oo tayeeysan iyo fulinta Qaliimadii loo Aadi jiray Dalka Dibadiisa in Isbitaalka Lagu soo kordhiyeyey Mashiinka Casriga ah ee CT Scan oo Nuuciisu yahay equlion Toshiba 64 slice oo ah mashiin kii ugu horeyey oo nuuciisa ah ee soo gaara Gudaha Dalka Soomaaliya.
Mashiinkan casriga ah ee lagu soo kordhiyeye Isbitaalka Shaafi ee Magaalda Muqdisho ayaa bukaanda waxa uu ufududeynayaa in sifudud lagu ogaado halka ay tabashadoodu tahay iyadoona bukaanada lagu saaraayo mashiinka qiimo aad uyar oo horey dalka loogu sameyn…..

Bukaanda doonaya ogaasha caafimaad qabka jir kooda ee yimaada isbitaalka shaafi ee magaalda muqdisho ayaa heli doona qiimo dhimis Balaaran iyo saarida mashiinkan casriga ah ee CT scan-ka.

Hadaba si aynu ugu wada midnoqono dadka ka faaideysta Saarida mashiinkan casriga ah aynu horey uwada gaarno shaafi Hospitaal.

DSC06498 DSC06574 C0035T01 DSC06488 DSC06490 DSC06492 DSC06494DSC06506 DSC06507 DSC06508 DSC06528 DSC06529

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *