Qaar Kamid Ah Xirfadlayaasha Caafimaadka Oo Imtixan Ugalay Boosas Shaqo,

#SHAAFIHOSPITAL

Waxaa maanta isbitaalka shaafi ee magaalada muqdisho imtixaan ufadhistay qaar kamid ah xirfadlayaasha qeybta caafimaadka kuwaa oo soo dalbaday boosas shaqo uu horey usoo bandhigay isbitaalka shaafi.

Agaasimaha guud ee Isbitaalka Shaafi Dr Tahliil Cabdi Afrax ayaa daah furey imitixaankan ay u fadhiisteen _MG_7637 _MG_7639 _MG_7641 _MG_7642 _MG_7644 _MG_7648 _MG_7649 _MG_7650 _MG_7651 _MG_7652 _MG_7653xirfadlayaasha qeybta caafimaadka.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *