logo

Book an Appointment

+252 612877778 / +252 612855558

  • Ogeysiis Ogeysiis

    Ogeysiis Ogeysiis

    Ogeysiis ogeysiis waxaa la ogeysiinayaa bulshada soomaaliyeed ee kudhaqan Muqdisho iyo nawaaxigeeda in Isbitaalka Shaafi uu dib ugu soolaabtay Prof. Dr. Ahmed Ali (Ahmed Medicine) oo Safar ugu maqnaa dalka dibadiisa.

    Prof. Dr. Ahmed Ali ayaa bilaabi doona howlahiisii shaqo ee maalin laha ahaa ee uu uhayay bulshada soomaaliyeed.

    #SHAAFI_HOSPITAl.

     ahmed ali
    Leave a reply →

Leave a reply

Cancel reply

Photostream