(DAAWO MUUQAALKA) Maamo Azli Oo Kamahad Celisay Qaliin looga sameyey tubooyinka beerka oo ay dhagxaan xireen

 

(DAAWO MUUQAALKA) Dr-shaafici Aadan Dirir oo ku Guuleystay Qaliin ay fulin wayeen Dhaqatiir ajaaniib ah

(DAAWO MUUQAALKA) Qaarka mid ah Howlihii kala Duwanaa ee Uu isbitaalka shaafi Uqabtay Bulshda Somaliyeed sanadkii tagay ee 2018.

(DAAWO MUUQAALKA) Qaarka mid ah Howlihii kala Duwanaa ee Uu isbitaalka shaafi Uqabtay Bulshda Somaliyeed sanadkii tagay ee 2018.

(DAAWO MUUQAALKA) Dr omar addow oo wax kaqabtay xaalada caafimaad ee shimaali ahmed shimaali oo laxanuusanayay xanuun kasoo wajahay ilkaha.

Qurxinta Iyo Sameynta Ilkaha Ayaa Ah Mid Dhal Dhalaal Iyo Caafimaad Qab Siinaysa Qofka Aadaha Ah.

Shimaali Ahmed Shimaali Oo Kamid Ah Fanaaniinta Somaliyeed Ee Mudada Dheer Ku Jirey Fanka Somalida Oo Ladhibaatoonay Xanuun Kazoo Wajahay Ilkaha Ayaa Si Uu Uhelo Cafimaad Dhanka Ilaha Ah Ilaah Baa Cafimaadka Bixyee Waxa Uu Yimid Isbitaalka Shaafi Ee Magaalda Moqdisho Oo Ay Ka Howl Galaan  Dhaqaatiir U Diyaarsan Dabiibida Bukaanada Yimaado Isbitaalka,

Dr Omar Sheikh Maxamed Addow Oo Kamid Ah Dhaqaatiirta Somaliyeed Ee ka Howl Gasho Isbitaalka Shaafi Islamarkaana Qaabilsan Cudurada Afka Ilkaha Iyo Qaliimada Damanka Ayaa Waxa Uu Ushegay Shimaali Ahmed Shimaali In Xaladiisa Cafimaad Ee Dhanka Ilkaha Ah Wax Laga Qabanyo.

Qurxinta Iyo Nadiifinta Kadib Shamaali Ahmed Shimaali Ayaa Waxa Uu ugu mahad celiyey wax kaqabashada xaaladiisa cafimaad dr omar sheikh maxamed adoow oo  dabiibay xaalada caafimaad ee shimaali ahmed shimaali.

Sidoo Kale Shariif Haashim Shariif Caduruus Oo Ah Aabo Somaliyeed Oo Mudo Dheer Ladhibaatoonayay Qaarkamid Ah Ilkihiisa Oo Kamaqnaa aya waxa uu sheegay in uu ku amaanayo dhaqaatiirta ka howl gasho isbitaalka shaafi shaqada ay u hayaan bulshada somaliyed.

Isbtiaalka shaafi oo ay ka howlgalaan dhaqaatiir xir fado kala duwan leh ayaa waxa uu daboolay baahiyo bulshada somaliyeed ay u qabeen dhanka caafimaadka.

(DAAWO MUUQAALKA)Bulshada Somaaliyeed Oo Kamad Celiyey Shaqada Uu Isbtaalka Shaafi Uhaayo Shacabka Somaliyeed.

Bulshada Somaaliyeed Oo Kamad Celiyey Shaqada Uu Isbtaalka Shaafi Uhaayo Shacabka Somaliyeed.

(DAAWO MUUQAALKA) Maama Maryan Omar Saciid oo dhaqaatiirta isbtitaalka ugu mahad celisay badbaadinteeda

Maama Maryan Omar Saciid oo dhaqaatiirta isbtitaalka ugu mahad celisay badbaadinteeda

(DAAWO MUUQAALKA) Isbitaalka Shaafi oo sameeyey qaliin dhagxaan looga soo saaray aabo 50 jir ah oo la xanuusanayay

Isbitaalka Shaafi oo sameeyey qaliin  dhagxaan looga soo saaray aabo 50 jir ah oo la xanuusanayay

(DAAWO MUUQAALKA) Dr. Shaafi Adan Dirir oo Musbaar Number 5 ah kasoo saaray Abdikariin liiban Omar oo wax looga qaban waayey gooba caafimaad oo kuyaalo dalka

Dr. Shaafi Adan Dirir oo Musbaar Number 5 ah kasoo saaray Abdikariin liiban Omar oo wax looga qaban waayey gooba caafimaad oo kuyaalo dalka

(DAAWO MUUQAALKA) Dr Raage Abdiqadir Marshaale oo bulshada somaliyeed kawacyigaliyay in aysan qaadan daawo uusan dhaqtar uqorin

Dr Raage Abdiqadir Marshaale oo bulshada somaliyeed kawacyigaliyay in aysan qaadan daawo uusan dhaqtar uqorin

(DAAWO MUUQAALKA) Drs Nasra Ahmed Suudi oo badbaadiasay xaalada najma oo meel kabaxsan ilma galeenka kuqaaday ubadka uu eebe ugu deeqay

Drs Nasra Ahmed Suudi oo badbaadiasay xaalada najma oo meel kabaxsan ilma galeenka kuqaaday ubadka uu eebe ugu deeqay