Maamulka isbitaalka Shaafi oo xaflad Dhiiri galin ah u sameysay howl wadeenada Isbitalka

Munaasabad loogu dabaal dagayo guulihii Isbitaalka Shaafi uu ka gaaray sanadkan dhamaanaya ee 2019 ayaa lagu qabtay hoolka weyn ee beerta banadir iyadoona si isku mid ah loogu dabaal dagay in isbitaalka shaafi uu noqday #Best_Hospital_In_the_year iyo #Person_of_the_year oo uu noqday #Prof Dr Shaafii Adan Dirir,

Munaasabada oo loosoo agaasimay si heersara ah ayaa waxaa Bilado,Shahaadooyin iyo hadiyado kala duwan lagu doon siiyey howl wadeenada kala duwan ee Isbitaalka Shaafi.

#SHAAFIHOSPITAL

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *